Cusman Abukar: “Haddii annagu aan is xalin waynay in nala xaliyo maxaa diidaya”

Magaalada Zwolle, waxay ka mid tahay Magaalooyinka dalka Nederlands ee ay Soomaalidu deggan tahay, waxaana muddo dhowr iyo 20 sanno ah  ka dhisan Jaaliyad ay halkaasi ka hirgeliyeen mushtamaca Soomaalida ah ee dagan Magaaladaas iyo Magaalooyinka ku dhowdhow. Jaaliyadda, waxaa muddo ka badan 12 sanno guddoomiye ka ahaa C/qaadir Cali oo loo yaqaan [Nuune] ahna … Continue reading Cusman Abukar: “Haddii annagu aan is xalin waynay in nala xaliyo maxaa diidaya”